Daroogo dalka la soo gelinayey oo lagu qabtay Garoonka Muqdisho
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kaashanaya Laamaha Amniga oo Garoonka Aadan Cadde ku qabtay 189 Kartoon oo lagu soo qariyay Daroogo noocyo kala duwan ah iyo kaniiniyaal Isticmaalkooda ka reeban yahay gudaha dalka kuwaa la doonayay in dalka lasoo galiyo.
HOOS KA DAALACO WAR-SAXAAFADEED
