Nagu saabsan
SMS Somali TV waa shirkad warbaahineed oo fadhigeedu yahay Soomaaliya, kuna howlan barnaamijyo telefishan oo dhexdhexaad ah oo u hiiliya xuquuqda muwaadiniinta la dulmay. Waxaan higsaneynaa inaan noqonno il warbixineed oo ka madax bannaan eexda iyo nacaybka.
Waxa aan qabanno
- Barnaamijyo kala duwan: warar, wareysiyo qoto dheer iyo tebinta dhacdooyinka Soomaaliya, iyo sidoo kale barnaamijyo madadaalo iyo dhaqan.
- Online: waxaad nagala socon kartaa YouTube, TikTok iyo kanaalladeenna kale.
- Xuquuqda muwaadinka: waxaan cod siinnaa dadka la hayb sooco iyo kuwa aan matalaad helin, waxaana ka warrannaa arrimaha taabanaya nolosha muwaadinka caadiga ah.