Arbaco, 25 Nofembar 2026
Siyaasadda

Madaxweyne C/Qaadir Axmed Awcali oo ku guuleystay Madaxweynaha Waqooyi Bari Soomaaliya 2025-2030.

Madaxweyne C/Qaadir Axmed Awcali oo ku guuleystay Madaxweynaha Waqooyi Bari Soomaaliya 2025-2030.

Cabdulqaadir Sheekh Axmad Aw Cali ayaa loo doortay Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Woqooyi bari Soomaaliya 5ta sano ee soo socota.
Firdhiya ayaa wareegii labaad ee doorashada helay 62 Cod halka Cabdirisaaq Khaliif oo aan goobta fadhin uu isna helay 18 Cod.

Madaxweynaha 5ta sano ee soo socota waxaa sidaas ku noqday Cabdulqaadir Aw Cali Firdhiye.