Khamiis, 26 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

Hooyo iyo carruurteeda oo lagu weeraray,Deegaanno ka tirsan maamulka Galmudug

Hooyo iyo carruurteeda oo lagu weeraray,Deegaanno ka tirsan maamulka Galmudug

Deegaanno ka tirsan maamulka Galmudug ayaa laga soo warinayaa in hooyo iyo carruurteeda lagu weeraray, taasoo keentay khasaare naxdin leh.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in hooyadii ladilay, halka carruurteeduna ay dhaawacyo culus soo gaareen. Dilkan waxaa geystay dabley hubeysan, waxaana la sheegay inuu salka ku hayo aano qabiil.

Dhacdadan ayaa bulshada deegaanka gilgishay, mahaan markii ugu horaysay oo sidan oo kale loo dilo hooyo iyo caruurteeda.

masuuliyiinta Galmudugba ayaana ilaa hada kahal dhacdan xanuunka badan.