Faahfaahino kasoo baxaya qarax ka dhacay Magaalada Hargeysa.
Warar aan ka heleyno Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Qarax bam uu caawa ka dhacay magaalada gudaheeda
Wararka ayaa waxa ay tilmaamayaan in 4 askari oo ka tirsan Ciidamada maamulka Somaliland ay ku qaraxday bam ay iyagu wateen waxa la sheegay in mid ka mid ah uu lugta ka go’ay mid kalane uu dhaawac halis ah yahay sida wararka tilmaamayan
Waxii faah faahin dheeraad oo wararkan la xiriira baraheena bulshada ayaad kala socon doontaan.