Arbaco, 25 Nofembar 2026
Ciyaaraha

AKHRISO Xaalada Uu Ku Jiro Da’yarkii Barcelona Lacagta Ka Doortay Ee Ilaix Moriba & Nabsiga Helay

AKHRISO Xaalada Uu Ku Jiro Da’yarkii Barcelona Lacagta Ka Doortay Ee Ilaix Moriba & Nabsiga Helay

Da’yarkii suuqii xagaaga ee sanadkii hore iskaga tagay kooxda Barcelona kaddib markii ay xaga mushaharka mudo dheer isku fahmi la’aayeen ee Ilaix Moriba ayaa lagu soo warramayaa inuu haatan helay nabsigaasi.

Ilaix ayaa la xasuustaa inay xataa saxaafada horteeda iskaga xumaadeen maamulka kooxda isaga oo xataa cadhadii uu ka qaaday cunsuriyad kaga timid taageerayaasha iska diiday inuu metelo xulka qaranka Spain isaga oo taas bedelkeeda doortay dalkiisa asalka ah ee Guinea.