Kulanka Golaha Aqalka Sare & Hadal jeedinta musharaxiinta Gudoonka.
Muqdisho : Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta ay ku shiraan xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya waxaa maanta ka dhacaya Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 2-aad ajandaha kulanka maanta ayaana ah hadal jeedinta musharaxiinta u taagan qabashada Gudoonka Aqalka Sare.
12 Musharax ayaa usoo bandhigi doona xildhibaanada ballanqaadkooda ku aadan waxyaabaha ay qaban doonaan afarta sano ee socota haddii ay ku guuleystaan guddoonka Aqalka Sare.
Musharaxiinta isdiwaangaliyay ee maanta hadalka jeedin doona ayaa kala ah:
Murashaxiinta Xilka Guddoomiyha:
1.Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi
2.Senator Saalax Axmed Jaamac
Senator Cismaan Obokor Dubbe
Murashaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 1-aad
1.Senator Cabdixakiin Macalin Axmed
2.Senator Cali Shacbaan Ibraahin
Murashaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 2-aad
1.Senator Ilyaas Badel gaboose
Senator cabdullaahi shiikh Ismaaciil (Fartaag)
Senator Cabdullaahi cali Xersi
Senator Sareedo Maxamed xasan
Senator Xasan Xuseen xaaji
senator Cabdiwali Maxamed Ibraahim (Xaabsade)
Senator Cabdi Cismaan xareed