Jadwalka Imtixaanka fasalka 8aad ee G/Banaadir oo la shaaciyay.
Muqdisho : Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa maanta shaaciyay Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah fasalka 8aad ee sannad dugsiyeedka 2021/2022.
Sidoo kale Agaasinka ayaa waxa uu ku booriyay dhammaan ardayda ka qayb-gelaya imtixaanka in ay u diyaar garoobaan dadaal iyo akhris dheeriyana ay sameeyaan.
Hoos ka Akhriso jadwalka imtixaanka.
