Talaado, 24 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

James Swan oo hambalyada Ciida la wadaagay Umadda Soomaaliyeed.

James Swan oo hambalyada Ciida la wadaagay Umadda Soomaaliyeed.

Muqdisho : Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay dhammaan Soomaalida u direysaa hambalyada ciidda.

 “Waxa ay bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya la wadaageysaa Soomaalida dabbaal-degga Ciidul Adxa, iyada oo uu jiro dareen ah dib-u-heshiin, niyad wanaag iyo nabad.

Ciid Wanaagsan,”ayuu yiri James Swan, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya.