Arbaco, 25 Nofembar 2026
Siyaasadda

Saciid Deni oo joojiyay iibka Manhajka Dugsiyada Sare.

Saciid Deni oo joojiyay iibka Manhajka Dugsiyada Sare.

Garowe : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne ku joojiyay in la iibiyo buugaagta Manhajka Waxbarashada dusgiyada sare ee Puntland, inta dib loo eegayo si loo saxo khaladaadka jira hadda.

Madaxweynaha ayaa faray Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland, in la fuliyo amarkan  laga billaabo maanta 13 August 2022 illaa amar danbe.

Bayaanka kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ee lagu daabacay Bogga Rasmiga ah ee shabakadda Facebook ay ku leedahay Madaxtooyada ayaa waxaa uu u qornaa sida tan;