Wafdigaan balaaran Oo Ay Hogaamineyso Gudoomiye kuxigeenka 1aad Baarlamaanka oo Gaaray Buulo-barde
Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Samater, Wasiir C/risaaq Cumar Maxamed iyo Xildhibaan Raaxeeye ayaa u duulay Buula Barde iyagoo ku libisan Tuutaha Ciidanka Xooga dalka
Wafdigaan balaaran Oo Ay Hogaamineyso Gudoomiye kuxigeenka 1aad Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Sacdiye Salaad Samatar qeybna Ay Ka Yihiin Wasiirka Wasaaradda Macadnta iyo Badroolka Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdirsaaq Cumar Maxamed, Xildhibaan Maxaamed Xasan Nuux, Xildhibaan Maxamed buraale Ayaa Gaaray Degmada Buulo-barde ee Gobolka Hiiraan.





