Talaado, 24 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

OGEEYSIIS MUHIIM AH.XAFLADA TARTANKA HIBADDA QOFKA.

OGEEYSIIS MUHIIM AH.XAFLADA TARTANKA HIBADDA QOFKA.

OGEEYSIIS MUHIIM AH .telefishinka SMS waxa uu hoteelka SYL ku qabanayaa Xaflad lagu soo Gabagabeynaayo qeybtii labaad ee tartanka Hibadda Qofka taas oo lagu biixin doono abaalmarino kala duwan hadaba waxa lagu wargelinaya dadka ku xiran barnaamijkaas in si sharood la'aan ah uga soo qeyb gali karaan waana in aysan ka soo daba marin 2:00PM duhurnimo maalinimada arbacada ah taarikhdu ku beegantahay 12-10-2022.