Khamiis, 26 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

Qarax lagu dilay Guddoomiyihii degmada Qoryooleey

Qarax lagu dilay Guddoomiyihii degmada Qoryooleey

Faahfaahino dheerad ah ayaa ka soo qarax goordhow lagu dilay Guddoomiyihii degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose Sayid Cali Ibraahim.

Qaraxaan ayaa ahaa  miinada nooca dhulka lagu Aaso ahoo  lala beegsaday xilli uu marayay duleedka degmada Qoryooleey,

Sidoo kale waxaa la tilmaamay in ay la geeriyooday qaar kamid ah ilaaladiisa oo xiligaasi la socday

Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo kuwa ammaanka degmada Qoryooleey ayaa tegay Goobta uu qaraxa ka dhacay, iyaga oo halkaasi ka qaaday meydka guddoomiyihii degmada Qoryooleey & qaar kamid ah ilaaladiisa.