Khamiis, 26 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

Ciidamo iyo Gaadiid Dagaal oo ay la Socdaan Xildhibaano iyo Saraakiil,kana socda Beesha waceysle oo ka baxay Muqdisho si ay uga qeybgalaan Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Ciidamo iyo Gaadiid Dagaal oo ay la Socdaan Xildhibaano iyo Saraakiil,kana socda Beesha waceysle oo ka baxay Muqdisho si ay uga qeybgalaan Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Ciidankii ugu Badnaa oo kasocda Beesha Waceysle oo Wata gaadiid dagaal ayaa caawa ka baxay Magaala muqdisho, Si ay uga qeyb qaataan Dagaalka Alshabab looga Xureynayo deegaanada Mudulood.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.facebook.com/smssomalitv/videos/781164952997800