Khamiis, 26 Nofembar 2026
Ganacsiga

Akhriso: Digniinta ay soo saartay Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya.

Akhriso: Digniinta ay soo saartay Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya.

Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa dhammaan ganacsatada ku amartay in aan lala shaqeyn Karin, lala macaamili Karin, dhaqaalena la sinkarin Alshabaab.


Wasaaradda ganacsiga ayaa sheegtay in ciddii ku lug yeelata la macaamilka Alshabaab laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqasan.

Halkaan Hoose Ka Akhriso: