Weerar yahanka kooxda Real Madrid kariim Benzema oo abaalmarinta caalamiga ah Ballon ku guuleystay.
Weerar yahanka kooxda Real Madrid kariim Benzema ayaa abaalmarinta caalamiga ah Ballon ku guuleystay kadib markuu tartan adag la galay laaciib ay kamid yihiin Robert, Sadia iyo Bruyne.
HALKAAN KA DAAWO