Deg-deg: waxa goordhaw soo idlaaday Shirkii ka socday Dhusamareeb.
Waxaa Magaalada Dhusamreeb ku soo dhamaaday shirkii u socoday Madaxweyne Qoorqoor iyo Siyaasiyiinta ka soojeeda Galmudug.
Shirka oo Socoday dhowor cisho ayaa waxaa kasoo baxay qodobo muhiim ah oo ay ugu weyntahay ladagaalanka Al-shabaab kaas oo si wadajir ah uga bilaaban doona deeganada Galmudug dhawaan.
kulanka ayaa ku soo idlaadey is afgarad inkastoo ay jiraan tabasho ay beelaha gaar ka qabaan madaxwaynaha galmudug Axmed Qoorqoor masuuliyiinta ayaa lafilayaa inay u kala jahaysteen deegaana ay Glmudug ku matalaan.