Khamiis, 26 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

Maxa ka soo kordhay dagaalka Masaajid Cali Gaduud?

Maxa ka soo kordhay dagaalka Masaajid Cali Gaduud?

Maxaa ka soo kordhay dagaalka Masaajid Cali gaduud kadib duqeymo ay diyaaradaha dagaalka Turkiga ay ka fuliyeen deegaankaasi ayaa wararka hadda naga soo garaya ay sheegayaan in Al -shabaab isaga baxeen markale deegaanka waxaana la sheegaya in ciidanka dowlada oo dhoor jiho ka gurmadey ay gudaha u galaan qaybo ka mid ah deeganka masjid cali gaduud.