Arbaco, 25 Nofembar 2026
Siyaasadda

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadd oo howlgelindoonto Diyaaradii Somalia Airlines.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadd oo howlgelindoonto Diyaaradii Somalia Airlines.

WAREEGTO:- Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Oo magacowday gudiga ka talo bixinta dib u hawlgalinta Soomaali Airlines.Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Fardowsa Osman Egal ayaa maanta magacowday gudiga dib u hawlgalinta Soomaali Airlines.

Dib u hawlgalinta Soomaali Airlines ayaa Soomaaliya uga dhigan guul wayn,iyadoona 30 sano ee u dambaysay ay hawlgab ahayd diyaaradu taas oo meesha ay ka saareen dagaaladii Sokeeye ee dalka ka Qarxay.