Arbaco, 25 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

DEG DEG:-Waalidiinta Dhalay Dhallinyarada ku Maqan Dalka Eretiya oo Sheegay in ay ku Banaan Bixi doonan Dowlada Uu Hogaaminayo Xasan Shiikh Maxamuud.

DEG DEG:-Waalidiinta Dhalay Dhallinyarada ku Maqan Dalka Eretiya oo Sheegay in ay ku Banaan Bixi doonan Dowlada Uu Hogaaminayo Xasan Shiikh Maxamuud.

Waalidiinta Dhalay Dhallinyarada Sanadaha Badan Tababarka ugu Maqan Dalka Eretiya ayaa Sheegay in 10-Maalin Kadib ay ku Banaan Bixi doonan Dowlada Uu Hogaaminayo Xasan Shiikh Maxamuud."Waxaan qaban doonaa 10-Cisho Kadib Banaan Bax weyn oo dalka oo dhan ka dhici doono isla Markaan aan Ku Canbaareyn doono Xasan Shiikh Maxamuud Oo nooga Baxay Balamo uu Naga qaaday"

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

https://www.facebook.com/smssomalitv/videos/1161592554794089