Khamiis, 26 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

Ninka oo isu rogay sac ka dib markii uu u gogoldhaaf la sameyey naag la qabo.

Ninka oo isu rogay sac ka dib markii uu u gogoldhaaf la sameyey naag la qabo.

Daawade dhcadadaan waxa ay ka dhcday dalka zambabwe ee qarada Afrika

In kasta oo ay adag tahay in la fahmo,Waxa rasmiga ah eek u dhacay ninkaan oo u dhahay dalka Zimbabwe
Dadka deegaanka ayaa aad uga naxay kadib markii ninkii isku badalay sac kadib markii la sheegay in uu galmooday nin kale xaaskiisa.

Muqaalka,vedio ah oo laga soo duubay ayaa ninkan lagu arkay isagoo dhulka fadhiya oo dabada ama seynta lo’da ka soo baxaysa gadaashiisa, iyadoo lugihiisi qarsoomeyn oo ay isu bedelayn logo lo’aad.

Waxa kale oo uu si aad ah uga ooyay waxa dhacdada,qabsatay laakiin inta u dhaxaysa oohintiisa, ayaa la maqlay isaga oo ku dhawaaqaya ereyga "moo" dhawaaq sac ah iyada oo dadka deegaanka ay indhaha ku hayaan isaga oo aad u naxsaan.

Ninkan oo aan wali la aqoonsan magaciisa saxda ah ayaa la sheegay in uu la seexday xaas kale,kadibna waxaa lagu dhuftay Sixir ka dhigay sac.

dadka qaar ayaa sheegaya in ninkaani la sixray halak dadak qaar ay tilmamayaan in cuuqbo ay ku dhacday taaso ah inuu isu beddelay sac ka dib markii la helay isaga oo la galmoonaya nin kale xaaskiisa.
Lugihiisii waxay isu beddeleen lugaha Lo'da oo wuxuu yeeshay seyn gaaban oo sac oo kale ah. Si kastaba ha ahaatee, gacmihiisa iyo jidhku weli sidii hore ayay u ekaayeen waa bani aadam laakiin wuu hadli kari waayay.
Ninkaan aayaa Waxa uu qeyninyaa sidii sac oo kale, ujeedkiisuna waxa uu ahaa in uu hadlo oo uu gargaar raadsado balse codkiisu waxa uu noqday mid sac ah.