Muuqaal Dhameystiran: Waalidiinta caruurtooda ku xaniban yihiin dalka Eriteria oo mar kale baaq iyo codsi u diray madaxda Dalka .
Waalidiinta caruurtooda ku xaniban yihiin dalka Eriteria oo mar kale baaq iyo codsi u diray madaxda Dalka gaar ahaan ahaan Madaxweyne Xassan shiekh Maxamuud kana codsaday balantii uu ka qaaday inuu fuliyo.
HALKAAN KA DAAWO Muuqaal Dhameystiran
https://www.facebook.com/smssomalitv/videos/1057715254902344