DEG-DEG: QARAX KA DHACAY MUQDISHO GOORDHAW
DEGDDEH Qaraxa aad u weyn ayaa goordhaw ka dhacay wasaaradda Waxbarshadda oo ku taalla isgooyska Soobe. sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Xaruunta Wasaaradda ay galayn koox hubeysan oo lagadhex dagaalamayo.
