Dowlada Soomaaliya oo mamnuucday in shaqaalo dibada loo qaadin.
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay in la joojiyey Shaqaale ama xoogsato Soomaaliyeed in la qori karo ama dalka laga dhoofin karo.Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale tilmaantay , dhammaaan ruqsadihii iyo shatiyadii horey wasaaradda Shaqadu u bixisey ee la siiyay shirkadaha shaqosiinta dibedda, in la baabi'iyey oo aysan jirin wax lagu dhoofin karo haatan.
HALKAAN HOOSE KA AKHRISO QORAALKA

