Arbaco, 25 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

DE-DEG:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa soo saartay go'aana Culu

DE-DEG:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa soo saartay go'aana Culu

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa soo saartay go'aana Culus,

Maxkamadda ayaa Ku dhawaaqday inuu dhaqan gali doono amarkii Madaxweynaha ee ahaa in burcadda hubaysan ee dadka dhaca iyo Kuwa isbaarada dhigta ay wajihi donaan cadaalada .