Ciidamada dowlada oo isga baxay Qaayib
Sida u uku waramayo wariyaheena deegaanda Galmudug Ciidamada Dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa xaley xili dambe iskaga baxey deeganka Qaayib oo jimcihii lasoo dhaafey Al-Shabab ay ku qaadeen Weerar Culus kaas oo geystey khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Saraakiil ku sugan duleedka Qaayib ayaa sheegay in Ciidamadii deegaanka Baxdo iyo Ciidanka xoga dalka ay fariisan ka sameysteen deeganka Cali Wayt oo 17 KM dhinaca Waqoiyi kaga beegan Deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud.