khaadkii Kenya iyo Itoobiya ka imaan jiray oo ku Xayiran Muqdisho!
khaadkii Kenya iyo Itoobiya ka imaan jiray ayaa ku Xayiran garoonka Adam Cadde ee Muqdisho.
Muddo saacado ah waxaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku xayiran khaaadka (Jaadka) Maandooriyaha ah ee ka kala yimaada wadamada Kenya iyo Itoobiya
Dowladdu waxay kusoo rogtay Canshuur xad dhaaf ah, waxaana loo sheegay Ganacsatadda in la miisaamayo oo Culeyska lacagta uu kusii badanayo. Iyagoo diiddan arrintaas ayey ganacsatu sameeyeen Gadood Jaadkiina wuxuu dhooban yahay halkii lagu dajiyey oo Magaaladda uma sii gudbin.