Cidamada Dowlada oo Galabta si buuxda ula wareegay Adan Yabaal.
GCiidamada dowlada iyo kuwa deegaanka ayaa goordhow la wareegay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabelaha DhexeCiidamadan ayaa la wareegay Aadan Yabaal oo xarun u ahayd AS sanadihii la soo dhaafay iyadoo aan wax dagaal ah ka dhici.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa sheegay in ciidamada dowlada ay si rasmi ah ula wareegeen degmada Adan yabaal iyadoo Al-shabab ay isag baxeyn guud ahaan degmada Aadan yabaal.
Gobolka Shabeelada dhexe ayaa waxa ay u muuqataa in Al-shabab laga saraay guud ahaan degmooyinii ay kaga sugnayeen