Madaxweynaha Hirshabelle oo xil ka qaadis sameyey.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Hirshabeelle Mudane Shuceyb Xasan Maxamed isagoo xilkaas u Magacaabay Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Iidow.
HALKAAN HOOSE KA AKHRISO
