Khamiis, 26 Nofembar 2026
Caalamka

Labo diyaaradood oo helicopters oo isku dhacay iyago duulaya hawada sare ee dalka Australia waxana ka dhashay qasaaro nafeed iyo mid maal.

Labo diyaaradood oo helicopters oo isku dhacay iyago duulaya hawada sare ee dalka Australia waxana ka dhashay qasaaro nafeed iyo mid maal.

Diyaarada nooca qumaatiga u kaca ah iyo mid kale ayaa isku dhacay iyagoo duulaya hawada waxaana ku dhintay lamaane UK ah iyo labo Australian ah oo saarnaa diyaarada kale.

Mid ka mid ah diyaaradaha qumaatiga u kaca ayaa si nabad ah u degtay ka dib markii ay isku dhaceen diyaarad kale iyagoo hawada sare marayay

Qof ka badbaaday shil diyaaradeed oo halis ahaa oo ka dhacay Australia ayaa isku dayay inuu uga digo duuliyaha khatarta soo socota, muuqaal ayaa u muujinaya.


rakaab saaran kursiga dambe ee diyaaradda ayaa la arkayay iyaga oo garaacaya garabka duuliyaha.

Duuliye Michael James ayaa madaxa u rogay si uu uga jawaabin suaasha rakabka. Isla markiibka rakaabka ayaa qabsaday kursigiisa.
Muuqaalka - oo uu helay Australia's 7 News - ayay laga duubay diyaaradaha helicopters ka ee shilka galay midkood waxana lagu dawanayay Sea World ee xeebta dahabka galabnimadii Isniinta.