Arbaco, 25 Nofembar 2026
Caalamka

Israa'iil oo soo jeedinaysaa sharciyo adag oo hubka ah weerarrada ka dib.

Likud party member and Justice Minister Amir Ochana attends  the weekly cabinet meeting, at the Prime Minister's office in Jerusalem, on December 29, 2019. Photo by Marc Israel Sellem/POOL *** Local Caption *** ישיבת ממשלה
ראש הממשלה בנימין נתניהו
ביבי
אמיר אוחנה
Likud party member and Justice Minister Amir Ochana attends the weekly cabinet meeting, at the Prime Minister's office in Jerusalem, on December 29, 2019. Photo by Marc Israel Sellem/POOL *** Local Caption *** ישיבת ממשלה ראש הממשלה בנימין נתניהו ביבי אמיר אוחנה

Golaha amaanka ee Israel ayaa ansixiyay tillaabooyin sahlaya in ay si fudud u qaadan karaan hubka Israa’iil kadib laba weerar oo ay Falastiiniyiintu ku qaadeen magaalada Qudus labadii maalmood ee la soo dhaafay.

Weerarada ayaa dhacay kadib markii weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen daanta galbeed ee la haysto ay ku dileen sagaal qof.

Tallaabooyinka cusub waxaa sidoo kale ka mid ah ka-hortagga xubnaha qoyska qofka weerarka geystay deganaansho iyo xuquuqaha amniga bulshada.

Golaha wasiirada oo buuxa ayaa lagu wadaa in ay tixgaliyaan tallaabooyinka Axadda.

Ra'iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa ballan qaaday "jawaab adag" oo "degdeg ah" ka hor kulanka golaha amniga.