Khamiis, 26 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

MD.XASAN SHEIKH OO GALABTA GAARAY KISMAAYO.

MD.XASAN SHEIKH OO GALABTA GAARAY KISMAAYO.

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwaynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Jubbaland.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka Diyaaradaha Kismaayo ku soo dhaloweeyay Madaxda maamulka iyo Boqolaal dadweynaha magaaladaas.

ooqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ee Magaalada Kismaayo ayaa noqonaya kii ugu horreeyay ee Jubbaland uu ku tegayo tan iyo markii dib xilka loogu doortay 15kii May 2022.