Arbaco, 25 Nofembar 2026
Siyaasadda

Golaha Aqalka Sare ayaa ansixiyay xubnaha guddiga madaxa-banaan ee dib u eegista Dastuurka.

Golaha Aqalka Sare ayaa ansixiyay xubnaha guddiga madaxa-banaan ee dib u eegista Dastuurka.

Golaha Aqalka Sare ayaa ansixiyay xubnaha guddiga madaxa-banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka dalka, 30 Senator ayaa ogolaatay, ansixintaan Senator diiday majirin, wax ka aamusayna majirin, xubnaha guddiga oo ka kooban 5 xubnood ayaa kala ah:

  1. Maxamed Xasan Idiris
  2. Farxiya Muumin Cali
  3. Burhaan Aadan Cumar
  4. Axmed Maxamuud Jaamac
  5. Maxamed Cabdalla Saalax.