xaalada Laascanood oo maanta degan iyadoo laga cabsi qabo dagaal.
Warar ka imanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in duleedka waqooyi ee Magaalada laascnood Weli ay ka taagan tahay Xiisaad dagaal oo u dhexeysa Ciidamadda Soomaaliland iyo kuwa degaanka .
Sidoo kale , Wararka ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay labada dhinac ay soo kala gaareen Ciidanka gurmad ah iyo gaadiid dagaal taas oo la sheegaay in ay keeni karto dagaal mar kale ka dhaca Magaalada Laascaanood .