Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in fulin doonana amarkii ka soobaxay madaxweynaha ee ahaa in aan hub lagu wadan Karin caasimadda.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo warbaahinta la hadlay ayaa xoojiyay fulinta amarkii uu dhawaan soo saaray Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamud kaas oo la xariiray inaan Caasimadda lagu dhax wadan karin hubka culculus.
Gudoomiye madaale ayaa sheegay in cidii lagu arkaa iyadoo hub ku dhex wadato Muqdisho talaabo laga qaadi doono