Maamulka SSC oo ka digay abaabul dagaal oo ay wado Somaliland (Akhriso).
Maamulka SSC-khaatumo ayaa ka digay abaabulka dagaal ee Somaliland ka waddo degaanka Qori lugud ka dib War-saxaafadeed ay soo saartay, iyagoo xusay iney hub u qeybisay dad reer miyi ah oo halkaas ku dhaqan.
HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEEDKA
