Maamulka iyo Shaqaalaha SMS Somali TV waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cabdifitax Macalin Nuur Qeys agaasimihi Somali cable.
Maamulka iyo Shaqaalaha SMS Somali TV waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cabdifitax Macalin Nuur Qeys agaasimihi Somali cable.
Inna lilaahi wa inna ileyhi rajicuun, Waxaan si gaar ah tacsi u diraynaa dhamaan qoyskii bahda saxaafadda gaar ahaan waalidkiis Iyo qaraabadiisa uu ka geeriyooday Cabdifitaax Macalin Nuur Qeys
Cabdifatax Macalin Nuur oo ka mid noqday dadkii ku geeriyooday Qaraxii xalay ka dhacay maqaaxidda Blue Sky .
Ehelkiisa iyo asxaabtiisaba waxaan leenahay samir iyo iimaan Eebe haynaga wada siiyo.