Arbaco, 25 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

Hogaamiyaha Awdal State Movement oo si lama filaan ah uga hadlay damaca Itoobiya ee dekedda Saylac.

Hogaamiyaha Awdal State Movement oo si lama filaan ah uga hadlay damaca Itoobiya ee dekedda Saylac.

Hogaamiyaha Awdal State Movement oo si lama filaan ah uga hadlay damaca Itoobiya ee dekedda Saylac.

Dr Cali Ibraahim Baxar ayaa sheegay in uu jiro wadahadal hoose oo arrintaas ku saab oo socda.

Dr Cali Ibraahim Baxar Hogaamiyaha Awdal State Movement ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dekedda Saylac oo la sheegay inay dooneyso dowladda Itoobiya, si ay u maalgashato dekeddaasi.

Hogaamiyaha Awdal State Movement ayaa shaaca ka qaaday inuu soo dhaweynayo in dekeddaasi lasiiyo Itoobiya, si ay u maalgashato, kadibna faa’iido uga hesho Somaliland.

Dr Cali Ibraahim Baxar Hogaamiyaha Awdal State Movementayaa ku dooday in Itoobiya aysan wadan xoog, balseay  sifo sharci ah ku rabto dekedda Saylac, sidaas daraadeedna loo baahanyahay in heshiis lala galo.