isku Aadka tartanka Kubadda Cagta, Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo la soo saaray.
Waxaa lasoo saaray isku Aadka tartanka Kubadda Cagta, Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
Tartankan waxaa sanadkan ka qeyb galaya shan kooxood oo kala ah:-
Banaadir
Hirshabelle
Koonfur Galbeed
Galmudug
Jubbaland
Kullanka ugu horeeya waxaa Jimcaha 29-ka bisha December lagu daah furi doonaa Xulalka Galmudug iyo Hirshabelle.