Dhulgariirkii ku dhuftay magaalo xeebeedka dalka Japan
Dad kor u dhaafaya 60 qof ayaa ku dhintay dhulgariirkii ku dhuftay dalka Japan oo cabbiriisu yahay 7.6 magnitude. Roobab xooggan oo da'ay iyo burburka dhismooyinka iyo waddooyinka ayaa carqaladeynaya howlaha samatabixinta dadka ku go'adoonsan burburka dhismayaasha.