Jubbaland iyo Hirshabeelle 2-0
Waxaa soo dhammaatay Ciyaartii u dhexeysay Xulalka Jubbaland iyo Hirshabeelle waxaana guushu 2-0 ku raacday xulka Jubbaland oo qeybtii horeba ciyaarta dilay.
Xulka Jubbaland oo galabta helay saddexdii dhibcood ee ugu horeeyey ayaa kulanka u harsan la ciyaari doona Xulka gobolka Banaadir kaas oo haddii ay badiyaan rajo u yeeli doona.

