Talaado, 24 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada oo joojisey in dalka la soo galiyo bacaha fudud ee halka mar la isticmaalo.

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada oo joojisey in dalka la soo galiyo bacaha fudud ee halka mar la isticmaalo.

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS ayaa sheegtay in laga bilaabo 30 Juun ee Sanadkaan 2024 gebi ahaanba la joojiyey in dalka la soo galiyo bacaha fudud ee halka mar la isticmaalo.