Talaado, 24 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

Shacabka Soomaaliyed oo dowlada ka dalbaday in ay cadaalad ku fuliso ninkii dilay xaaskiisa

Shacabka Soomaaliyed oo dowlada ka dalbaday in ay cadaalad ku fuliso ninkii dilay xaaskiisa

Qaar ka mid ah shacabka Muqdisho oo aragtidooda ka dhiibta sida ay u arkaan in Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ay gacanta kusoo dhigay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Marxuumad Luul Cabdicasiis oo jimcihii u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab la qabad siiyay jirkeeda.

Shacabkaan ayaa waxa ay dowlada ka dalbadeen in ay cadaalad ku xukunti ninka ku edeysan in uu dilay xaaskiisa ooh adda gacanta ciidamada amanaka ku jira