Talaado, 24 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

Howlgallo ka dhan ka AS oo ka socda gobolka Shabeellada hoose.

Howlgallo ka dhan ka AS oo ka socda gobolka Shabeellada hoose.

Cutubyo ka tirsan Guutada Cumar binu-khadaab ee CXD iyo booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay degaannada Godka kubash, Galka Geeriyaan, Galka Saalimow, Mara-cadde oo u dhexeeya tuulooyinka Gendershe iyo Arbacow ee gobolka Shabeellada hoose.

Ujeedka howlgalkaas ayaa ahaa Burburinta maxkamad beenaad ay ka halkaasi ku lahaayeen khawaariijta iyo goobo ay kaga dhuumalaysanayeen duqeymaha iyo weerarrada kaga imanaya CXD iyo saaxiibada caalamka.