Talaado, 24 Nofembar 2026
Siyaasadda

Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan wadajir ah ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan wadajir ah ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaannada labada Aqal ee Barlamaanka oo maanta sii wada ka doodista Dib u eegista Dastuurka

Marxaladda 2aad Ka doodista Soo jeedimaha Wax- kabadalka Dastuurka ee Cutubka 2aad

Xildhibaannada labada Aqal ayaa siweyn uga doodaayaan qodobada qaar ee waxka bedelka lagu sameeyay ee Dastuurka, iyada oo ay goobjoog ka yihiin Guddiga Arrimaha Dasuurka ee labada Aqal iyo Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuirka.