Khamiis, 26 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

Ciidamada Dawlada oo Hawlgallo ka sameeyay Xadka Galgaduud iyo shabeelada Dhexe

Ciidamada Dawlada oo Hawlgallo ka sameeyay Xadka Galgaduud iyo shabeelada Dhexe

Ciidnaka Xoogga dalka Gaar ahaan Guutada 19-aad Ee Gumac Iyo Ciidanka degaanka oo iskaashanaya ayaa Howlgallo ay ka sameyeeyay  degaanada Daaru nimca iyo Burka Fiiqey ee gobolka shabeelada Dhexe  .

Ciidanka ayaa dhulka howdka ah ka saaray miinooyin ay Alshabaab  geliyeen dhakraan Shacabka ku n deegaanadaasi  .

Maalmihii la soo dhaafay degaanada  ku yaalla xadka gobolada  Shabeelada Dhexe iyo Galgaduud waxaa ka socday Hawlgallo looga hortagayo weeradad Alshabaab halkaas ay ka geystaan.