Khamiis, 26 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

Shacabka Garowe ayaa Hambalyadda Ciida la wadaagay dhamaan Umadda Soomaliyeed iyo kuwa Puntland.

Shacabka Garowe ayaa Hambalyadda Ciida la wadaagay dhamaan Umadda Soomaliyeed iyo kuwa Puntland.

Shacabka Garowe ayaa Hambalyadda Ciida la wadaagay dhamaan Umadda Soomaliyeed iyo kuwa Puntland.

Magaalada Garoowe iyo gobolada kale ee Puntaland  ayaa maanta si isku mid ah waxaa uga socda dabaaldegyo loo sameynayo munaasabada maalinta 1aad ee ciidul Fitriga ka dib markii ay dhamaatay bishii barakeysneyd ee Ramadaan oo shalay ku ekeyd, taasoo dadka muslimiiinta ee caalamka ay soo guteen waajibaadka soonka oo ah mid ka mid ah shanta tiir ee Islaamka.