Talaado, 24 Nofembar 2026
Siyaasadda

Madaxweyne ku xigeenka Puntiland Lugatoor" Madaxweynaha Samaliya wuxu salka ka jaray wixii ay Somalidu heshiiska ku ahayd isaga oo aan cidna u tudhayn"

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka  Puntland Ilyas Osman Lugatoor ayaa Garoonka Kubada Cagta ee Mira Awaare Salaada Ciidul-fitriga kula tukaday Shacabka Caasimada.

Ku-simaha Madaxweynaha ayaa shacabka reer Puntland, kan Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeeyey maalmahan farxada leh  ee Ciidul Fitriga, isaga oo  u rajeeyey in sannadkan sannadkiisa ay ku gaaraan horumar, barwaaqo iyo amni.

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa bulshada la wadaagay in dowladda Puntland ay u taagan tahay illaalinta Midnimada Soomaaliyeed  iyo wixii Soomaali ku heshiisay sidaas darteedna aysan marna aqbalayn wax aan heshiis lagu ahayn.