Talaado, 24 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

Agaasimaha NISA oo sameeyay magacaabiddii u horreeyay

Agaasimaha NISA oo sameeyay magacaabiddii u horreeyay

Agaasimaha NISA C/llaahi Sanbaloolshe ayaa maanta sameeyay magacaabiddii u horreeyay,  iyadoo Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir loo magacaabay C/fataax Ibraahim Shaaweeye.

Sidoo kale waxaa Taliyaha Nabadsugida Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde loo magacaabay C/qaadir Xaayow.

Muxiyaddiin Warbac oo labadii sano ee la soo dhaafay ahaa Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa loo magacaabay Kaaliyaha Amniga ee Hey’adda NISA.