Khamiis, 26 Nofembar 2026
Wararka Gudaha

Caawa Maxaa ka Socda Laascanood?

Caawa Maxaa ka Socda Laascanood?

Woqooyi-bari state of Soomaaliya ayaa loo bixiyey ka dib isku-darka khaatumo & Maakhir.

Dawlada Federaalka Soomaaliya Ayaa ku dhawaaqdey in Waqooyi Bari State Of Soomaaliya ay Tahay Maamul goboleed Rasmi ah ,Laguna Dhamaystirey Laascaanood.

waxaa kagu heshiiyay qodobadaan:

Qorshaha maamuldhiska .
Mudo xileedka madaxwayanaha waa 5sano.
Tirada Baarlamanka waa 83.
Caasimadu waa Laascanod
Magaalo ganacsiga waa laasqoray.